Xikmadda Maanta!

0
270
  • Eray keliya oo nabada ayaa ka qiimo weyn, kumanaan eray oo dagaal ah.
  • Daqiiqad keliya ayaa maalin dhan bedeli karta, noloshaada maalin keliya ayaa bedeli karta, qof keliya ayaa aduunka bedeli kara.
  • Si karti leh u sheqee, si aad si wanaagsan ugu noolaato
  • Haddii aanad si wanaagsan u qaban karayn hawsha laga rabo isku dey inaad u eekaysiiso inaad sidii ugu wanaagsanayd u qabatay.
  • Marka aad doonayso inaad ilmahaaga u hesho waxbarasho fiican, waa inaad u raadisa macalin fiican laakiin ha raadin dugsi wanaagsan, waayo cilmi baadhis ayaa muujisay sida uu farqi weyni ugu dhexeeyo ardayga guushiisa iyo dugsiyada xataa fasalada isla dugsi keliya.
  • Qirashada guuladaradu waa dhabaha guusha lagu gaadho, baadh waxa khaldamay ka dibna sax oo raac dariiqa guusha dhabta.
  • Aqoontu waa macluumaad lagu sheegay, caqliguna waa kan kaydiya oo dhaqan geliya.
  • Dulqaadku waa qaybta ugu muhiimsan ee guusha.
  • Si aad u guulaysato mararka qaarkood waa inaad halista iyo khataraha u badheedha.

 

 

 

 

 

Leave a Reply