Xikmadaha

0
273
  • Noloshu waxa ay ku dhadhanta marka ay isbedelo jiraan.
  • Waad jabaysa marka aad loolanka hortii isku qanciso inaad jabayso
  • Akhlaaqda ugu fiicani waa inaa cafis samayso adigoo aargoosan kara.
  • Ha u murugoon waxad weyday waxa laga yaba hadada haysan lahayn in murugadu kugu sii badan lahayd.
  • Haddaan xanuun iyo dibaato jirin qofna ma garteen awoodiisa iyo kartidiisa.
  • Xikmadda ugu fiicani waa in Aadamigu ogaado in aanay waxba ogayn oo aragtidoodu kooban tahay .
  • Ma jiro qof daciif ahi waxase jira qof aan aqoon dhinac uu awoodda ku leeyahay.
  • Inyar oo dayacaad iyo dareen la’aan ah ayaa horseeda in badan oo guuldaro ah
  • In boqol aragtiyood la keeno waxa ka adag in hal aragti la dhaqan geliyo
  • Arrin kasta wax uu leeyahay wakhti ku haboon waxase fahmi kara dadka caqliga furan

 

Leave a Reply