Caafimaadka Iyo Faa’’iidooyinka Timirta!

0
253

Sida khubaro dhinaca nafaqaynta cuntadu ay cadeeyeen Timirtu waxay leedahay waxtar iyo faa’iidooyin badan sida iyadoo daawo u ah dhiig yaraanta, Roomantiisamka, maxaa yeelay waxa ku jira Faytaminada Bir iyo V32.

 

Waxayna hoos u dhigtaa curyaanimada iyo lafaha oo jilica, waayo timirta waxa laga helaa Maadooyinka Calcuim,  ( kaalshiyam) Foosfaras iyo Vitamin A oo lafaha qofka dhisa.

 

Sida la xaqjiiyay waxa kale oo ay timirtu dawo ka tahay xanuunka Kansarka oo dunida maanta ku sii badanaya, iyadoo la ogaaday in goobaha Timirtu ka baxdo aan lagu arag dadka la nool  xanuunka Kansaraka.:

Timirta  waxa ku jira maadooyinka Calcium, Foosfor iyo Vitamin A oo baahi weyn u qabo qofka jidhkiisu..

TImirtu waxa ay caawisa in aan xidida qofku noqon kuwo adag, taasi oo ka ka badbaadinaysa inuu ku dhaco xanuunka subagga.

Leave a Reply