- Haddii aan halgan jirin horumar ma jireen
- Nacasnimada u weyni waa in aad seexato oo soo toosto ujeedo la’aan
- Weligeed ma jirin nabad xun iyo dagaal wanaagsan
- Si fiican ayaad u tidhi waxa ka wanaagsan si wanaagan ayaad u qabatay.
- Qofka sabra waxa uu heli karaa wax kasta oo u uku riyoodo.
- Wakhtigu waa lacag
- Ma jiro qof noloshu ciishay waxase jira fikir dhaliya in qof nolosha ku ciishoodo
- Allah (sw) kaalmayso mar kasta.
- Hogaamiyaha indheergaradka ahi waxa uu arkaa wax aan dadka kale u muuqan
- Wax kasta oo cadho lagu bilaabaa waxa uu ku dhamaada foolxumo
- Qofka aan waxba akhriyin kama heer sareeyo qofka aan akhriska aqoon.