Xikmadaha

0
361
  • Laabteyda ugama baqo raxan libaaxya ah,  se dhabarkayga ayaan uga baqaa Ey khaayina.
  • Dadka ugu farxada badan noloshu waa dadka wax bixiya  maaha kuwa qaata
  • Samayso Qorshe aad ku socoto noloshaada
  • “Isku day inaad noqotid Cad-ceeda , hadaad noqon waydana Isku day inaad noqotid Dayaxa ,hadaad noqon weydana Isku day inaad noqotid xidigaha Laakiin noqo xidiga xidigaha ugu iftiinka badan “…
  • Dadku waa hanti aan la goyn karayn
  • “Hadyadda ugu qaalisan ee aad qof siin kartaa waa waqtigaaga. Marka aad waqtigaaga bixinayso waxaad huraysaa qayb noloshaada ka mid ah oo aanad dib u helayn”.
  • Badwaynta halista badan waxay soo saarta dabaalyahano xeeldheer
  • Dadka U furfur wajigaaga waxaad helaysaa niyadooda, hadalkana u debci si ay kuu jeclaadaan, una naxariiso si ay kuu qadariyaan.

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply