Waayaha Siyaasadda Iyo Sabirka!

0
197

Abraham Lincoln wuxu dhashay Feberuary 12 , 1809 kii, waxaan uu ahaa mid ka mid ah madaxweynayaashii Marayknaka. Muddo dheer oo ku dhow 30 sano ayuu hadafkiis iyo ujeedadissa daba ocday, isagoo marar badan la kulmay guuldarooyin.

Sanadkii 1838 oo uu tartan u galay gudoomiyaha Baralamanak muu guulaysan, 1848 wuxuu ku guul daraystay in dib loogu daro congresska, laakiin haddana kumuu niyadjabin guudlarooyinkaasi. Sanadkii 1854 wuxuu  guuldaro kala kulmay inuu ka mid noqdo  golaha sentka. Iyadoo mudo yar dibna uu isu sharaxay madaxweyne ku xigeenka dalkaasi oo uu guuladrastay. Haddana, mar kale sanadkii 1858 wuxuu ku guul daraystay senator inuu noqdo.

Waxaana madaxweyne loo doortay sanadkii 1860-kii. Sidaas darteed sabirka iyo dadaalka ayaa ah kan keena guusha.

Leave a Reply