gelaysaa Waxa la weydiiyay Imaam Axmed Binu xanbal sida looga badbaado dhibaatada. Waxaana uu ku jawaabay wax sii, iyagana waxba haka qaadan.
Way ku dhibayaan, adigu ha dhibin.
U fuli arrimaha ay kaaga baahdaan, iyagana haku khasbin in ay ku fuliyaan masaalixda aad leedahay.
Waxa lagu yidhi “ arinkaasi waa mid adag”. . Waxaana sidaas ayaad ku nabad.