Hay’adda Dhawrista Tayada oo Berbera ku Gubtey Badeecaddo Wakhtigoodu Dhacay.

0
129

Berbera(Dawan):-Badeecadaha la gubay ayaa kala ahaa Timir, Sigaar iyo Taydh oo dhamma 4 Koontiiner.

Badeecadaasi ayaa waxa ay hay’adda Dhawrista Tayada Jamhuuriyadda Somaliland  ka soo qabatay gudaha Dekedda Magaalladda Berbera.

Ugu danbayn waxa lagu gubay goobaha alaabta dhacday lagu gubo ee Magaalada Berbera.

Inta badan hay’adda dhawrista tayada Somaliland ayaa gubta alaabooyinka iyo cunooyinka wakhtigoodu dhammaaday.

 

 

 

Leave a Reply