Ururka Jimciyatul Khayriya Al Miisaan oo Afur u qaybiyay qaar ka mida qoysaska danyarta

0
126

Hargeysa (Dawan) Ururka Jimciyatul Khayriya Al Miisaan oo ka shaqeeya arrimaha sama-falka, ayaa afur u qaybiyay qaar ka mida qoysaska danyarta ku jirta kaamamka barakacayaasha ee degmada Maxamed Mooge.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply