Hargeysa (Dawan) ๐๐๐ฌ๐ซ๐ ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฅ๐ข oo ๐ฅ๐ข๐ฑ ๐ฌ๐๐ง๐จ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ waxa xannuunka ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ xaqiijiyay ๐๐ซ. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง.
Maalmaha qaar waxa ๐ก๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ง๐๐๐๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ ee ๐๐ฑ๐ฒ๐ ๐๐ง๐ญ๐ฎ ay ku jirta ๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, waxaaney hooyadeed sheegtay in marka waxba u tari weydo haantu ay dhakhaatiirtu ka furan, oo ay yidhaahaan ‘waxba uma tarayso ee iska daa,’.
๐๐ซ. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง oo ahaa dhakhtarkii caddeeyay in ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐จ, ayaa waxa uu Gabadhan yar hooyadeed ku wargeliyay in dhakhaatiir ka imanaya ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐ ay imanayaan cisbitaalka Gargaar, kuwaas oo uu xusay in ay wax ka qaban karaan xaalada xannuun ee Nasra, waxaanu intaas ku daray in shuruuda ku xidhani ay tahay in loo baahan yahay in ay keento lacag shan kun oo dollar ah.
Hooyadani waxa ay sheegtay in aanay gacanteedana ku jirin gacanta xigaalkeedana ku jirin, lacagtaasi, balse nin ILLAAHEY lihii ma iishe ILLAAHEY ayaa u maqan iyada iyo intii dhibanba.
Qofkii qof ka dulqaada culayska ILLAAHEY janooyinkiisa ayuu ugu bushaareeyay, walaal aan kawada qayb qaadano sidii gabadhaayar adeeg bixin caafimaad loogu helilahaa.
๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐