Warbaahinta Somaliland oo laga joojiyey Baahinta doodaha, Waraysiyada iyo Warbixinaha ka hor imanaya Dhaqanka, Anshaxa Suuban iyo Diinta.

0
227

Hargeysa (Dawan) Warbaahinta Somaliland oo laga joojiyey Baahinta doodaha, Waraysiyada iyo Warbixinaha ka hor imanaya Dhaqanka, Anshaxa Suuban iyo Diinta.

Waxa sidan lagu sheegay warqoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland, oo soogaadhay xafiiska warqabadka wargeyska Dawan

May be an image of text that says 'WACYIGELINTA REPUBLIC SOMALILAND MINISTRY INFORMATION, CULTURE AND NATIONAL GUIDANCE WWDHW/XWKX/ XAFIISKA Ku: dhamaan qaybaha kala duwan OG: Agaasimaha Guud OG: Wasiirka Wasaarada W.DH&W. KUXIGEENKA TAAR: 8/04/2023 warbaahinta Joojinta ka hor-imanaya Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka gudanaysa qaran Xukuumada Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland iyada nidaamiyaha Dhismaha duulaya ilaalinta dhaqanka in doodaha Diinta Islaamka, Ansha umada haqanka jireenka fariimaha Doodaha, dhiirigalinaya Doodaha, waraysiyada iyo warbixinaha meel dhaca ku ah karaamada iyo sharafta Doodaha, warbixinaha abuuri karaamada shakhsiga 00 Hadaba, Wasaaradda Warfaafinta waxa ay ku adkaynaysaa Warbaahinta waantoobaan baahinta arrimahaasi dhaqanka suuban, iyada alaabo laga qaadi arrimahaasi. Mahad Siciid Hassan Habane. Wasiir K/Xigeenka W/Warfaafinta, Mobile:'

Leave a Reply