Hambalyo Meher

0
314

Gudoomiyaha Dawan Media Group Md. Maxamed Axmed Jaamac, Gud-Xigeenka Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), Tifatiraha Wargeyska DAWAN Axmed Maxamed Saleebaan, Tifatire-xigeenka Wargeyska Dawan Faysal Xiis Weerar(Afgaab) Tifatiraha Wargeyska The Horn Tribune Maxamed-nuur Axmed Cige Boodhle, Tifatire-xigeenka THT, Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye), Tifatitaha Wargeyska Qarni-Ifriiqiya Cabdicasiis Maxamed Xasan, Deeqa Axmed Cabdillahi, Amaal Axmed Maxamed, Sagal Cabdiraxmaan Xasan, Shugri C/Salaan, Foosiya Maxamed iid, Nuura Ismaaciil, Maazim Xasan Ibraahim, Yuusuf Cumar Hindi, Yuusuf Maxamed Xasan, Good Maxamed Good, Cabdillaahi Siciid Muxumed, Siciid Maxamed Askar, Maxamed Khaliif Cabdi, Khadar Maxamuud Qeylo-weyne, Khadar Maxamed Xaashi, Khadar Cabdi Muuse, Mustafe Sulub, Liibaan X. Cali Raabi, Sacad Cabdi Muxumed, Mustafe Maxamed Cabdillahi, Cabdiraxmaan Maxamed Hurriye, Cali Axmed Dhigane, Cadnaan Bile Jaamac, Warsame Yaasiin, Ibraahim Axmed Maxamuud, Maxamed Yuusuf Adan, Cumar Maxamed AwFaarax iyo dhamaan shaqaalaha DAWAN Media Group,  waxay hambalyo u dirayaan Boqore Axmed Cabdi iyo marwadiisa Salma Cabdiraxmaan Daahir oo khamiistii meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa.

 

Waxay Ilaahay SW uuga baryayaan inay noqdaan lamaanahii meherkooda ku gaadha aqal-gal wiil iyo caano, gabadh iyo caano, aamin.aamiin.aamiin.

 

 

 

Leave a Reply