- Bertanka waqtiga adag ayaa fursaduhu ka dhashaan.
- Noloshu waa sida baaskiil, si aanad u dhicin waa in aanad socodka joojin.
- Nabada laguma hayn karo xoog, waxa kaliya ee lagu gaadhi karaa waa isfahan.
- Inta aanad ciyaarta bilaabin, baro xeerarkeeda waxaad noqon doonta ka ugu ciyaarta wanaagsan.
- Haddii arinta aad si fudud u fasiri weydo, macnuhu waa in aanad si wanaagsan u fahamsanayn arinkaasi.
- Waayo aragnimadu waa isha ay ka soo burqato cilmigu.
- Qofka aan weligii khalad samayn, weligii wax cusub iskuma dayin.
- Xalka dhibaatada ma dhamayn karto isla wadaadii u uku ay ku timi mushkuladdu.