Guusha Ganacsiga Iyo Shirkadaha!

0
195

Henry Ford wuxuu ahaa aasaasaha shirkadda gaadiidka samaysa “Ford Motor Company”. Mar la weydiidyay sababaha guushiisa horseeday waxa uu sheegay inay guusha u keeneen shaqaalaha wanaagsan ee uu haysto.

Waxa uu sheegay in shaqaalaha qof kasta halka uu ku wanaagsan yahay ee aqoon iyo khibrad u leeyahay inuu ka shaqo geliyo.

Weligay ma bedelin shaqaale ku fiican goobta uu ka sheqeeyo waan dhiirgeliya oo abaal mariya. Waana tan horseeday inaan guulaysto. Guushaydu maaha aniga waa midnimada iyo aqoonta shaqaalahayga. Koox kasta oo wanaagsani waxay keenta horumar, bulshadana wanaageedu wuxu keenayaa horumarkooda.

Leave a Reply