Khurafaadka ku Lammaan Caafimaadka !

0
144

Yurub oo maanta caafimaadka iyo cilmiga heer fican kama maraysa ma la socotaa in sanadkii 1946 ay dad badani aaminsanaayeen caadooyin yaab leh oo dhinaca caafimadka ah.

Waxa dalal badan ka jirtay in qofka dhabarku xanuuno , inta beerka loo jiifiyo dusha uu kaga fadhiisan jiray xayawaanka Dubaha. Waxaana ay u tegi jireen dad iyagu si gaar ah u tababaray xayawaankaasi oo lacag qaadan jiray.  Laakiin weli dunida waxa ka buuxa dad weli aaminsan ariimo u badan khuraafaad iyo caadooyin lagu shaqaysto oo ay alifeen kooxo lacagd doon ahi, oo aan haba yaraatee wax aqoon caafimaad ah aan lahayn..

Leave a Reply