Kalsoonidu Waa kelmadaha Wanaagsan!

0
177

wanaagsani waa sadaqo. Gabadh ayaa maalin soo martay miskiin da’ ah oo dawarsanayay, way is taagtay si ay jeebabdeeda lacag uga soo saarto oo wax u siiso. Markii ay gacanta gelisay ayay ka weyday waxayna xuuusatay inay gurigii kaga timi shandadii lacagtu ugu jirtay. Maadama uu sugayay wax loo dhiibo, way ka cudur daaratay waxayna ku tidhi:

“Aabo raali iga noqo waxaan ku soo ilaabay lacagtii jeebadayda, laakiin markaan noqdo ee aan soo qaato waan kuu siinaya haddii Allah (sw) ka dhigo.

Odyga dawarsanayay ayaa u jawaaabay gabadha waxaana uu ku yidhi  “ aadbaad u mahadsan tahay Inantaydiiyey”.

Inanta ayaa aad u yaabtay sababta isagoo farxsan uu sidan u leeyahay isagoo aanay waxba siin”. waxayna tidhi dee waxba kuma siin. Laakiin Odayga ayaa ku jawaabay “Markii aad cudur daarka i siisay waxaaad tidhi “ Aabo, kelmadan kama maqal dadka waxayna aniga igu reebtay xusuus dheer , waana kelmadda ugu qaalisan dhinacayga. “ Kelmadda

 

Leave a Reply