Wakhtiyadu Runtu Ku Badbaadiso

0
172

Dhaxal sugaha boqortooyada Ingriiska ayaa soo kormeeray Jeelasha dalkiisa, si uu cafis u siiyo maxbuuska u qalma. Markii uu jeelka galay maxaabiista mid kasta wuu cabanayay waxaana mid kasta u sheegayay inuu xaq u leeyahay in la siidaayo maadama cadaalad daro ku xidhan yahay.

Laakiin mid ka mid ah maxaabiista ayaan isagu weydiisan oo iska fadhiyay , boqorka aya ku yidhi adiga maxaa ku helay? waxaan uu ku jawaabay โ€œ Boqor anigu waxaan ku faraxsanahayย  jeelka, waayo waxaan galay denbi waxaana aan rabaa in marka uu iga dhamaado aan ka baxoโ€.

Boqorkii ayaa markiiba yidhi โ€œ Anigu ninkaasi oo keliya ayaan cafiyay, waayo wuxu og yahay inuu denbi galay oo uu u baahan yahay cafisโ€. Qirashadu waa qayb ka mid ah inaad ka murugoonayso wixii aad samayn jirtayโ€.

 

 

Leave a Reply