Aqoonta Ayaa Horumarka Keenta

0
237

 

Dalka Austria waa mid ka mid dalalka dunida ugu dhaqaalaha sareeya, dhinaca waxabarashada bulshada  98% ayaa aha aqoonyahano, waan taasi tan ka dhigtay dala horumarsan.

Dalka Austria waxbarashadu 9 sano ee u horeeya waa bilaash iyadoo weliba ay tahay mid khasab ku ah bulshada inay qaataan. Dalka Austeria jaamacahadaha ka dhisan waa 34 jaamacadood , 23 ka mid ah dawlada gacanta ku haysa, halka 11 madax banana yihiin. Jaamacahadaha Austria sideed ka mid ah ayaa derejooyinka iyo kaalmaha u horeeya dunida kaga jira.

Leave a Reply