Xikmadaha Nolosha

0
375
  • Sabirka kaasho, noloshu mar kasta sida aad rabto ma noqonayso.
  • Nolosha waxay ina bartay in shaqada wanaagsani aad uga fiican tahay hadalka wanaagsan ee kaliya.
  • Waxay ina bartay in qofka guusha gaadh yahay kan sabirka iyo dulqaadka badan
  • Waxay ina bartay in tijaabada badan iyo quusta farqi weyn u dhexeeyo.
  • Waxay ina bartay in markaad qoslayso dunida kula qoslayso, laakiin marka oohinta kulama ooyaan.
  • Waxay noloshu ina bartay in hubka ugu weyn ee qofku yahay sabirka iyo wakhtiga.
  • Waxay ina bartay in qofku jabay (Guuldaraystay) marka uu joojiyo dadaalkiisa
  • Qofna haka sugin inuu ubax ku jaro , beero adigu oo gooso.

 

Leave a Reply