Somaliland marwalba Gacan Nabadeed ayay Fidinaysaa,”Wasiir Sulub

0
209

Hargeysa( Dawan)Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Siciid Sulub Maxamed ayaa sheegay in Xukuumadda tudhaale ka samaysay dagaalka Laascaanood.

Siciid Sulub Maxamed ayaa waxa  uu tilmaamay in Ciidanka qaranka difaac ku jiro oo  aanu weerar qaadin,isla, ay   ku baaqayaan in nabed lagu dhameeyo colaada.

Siciid Sulub oo Arimahaasi ka hadlayayna.Waxa uu yidhi”Colaadaasi way dhamanaysaa Somaliland marwalba gacan  nabadeed ayay fidinaysaa,  mana  rido  Somaliland xabad aanay dalkeeda  ku difaacan.dhulka  iyo dadku  maguuro. waana  lala soo   doontay xabada  oo  dirqi ayaanu ku badbaadnay,dad badani waaku dhintay  ilaa imika difaac  ayuu ku jiraa Ciidanka qaranka.maalina  weerar muu  qaadin intaasiba  waa tudhaale.waana in ayna  cid dambe  inagaga dhiman dadka  isku  kaayo  dirayana waxa aan leeyahay  faraha  nagala  baxa. Soomaali ma,necbin wadahadal waa furanyahay.hadii wax kasta la sameeyo  ama Xasan Sheekh u taga aama jin u taga  nina  idima kaxayn  karo,”.

 

 

 

 

Leave a Reply