Somaliland iyo Jabuuti oo iska kaashanaya dhismaha Masaajidka Qiblateyn-ka Seylac.

0
154

Jabuuti (Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay la kaashanayso xukuumada Jabuuti dhismaha masaajidka qiblataynka Saylac, una gudbisay qorshahiisa.

Wefdi uu hogaaminayey Wasiirka Diinta iyo aw Qaafta Somaliland Sheekh Cabdirisaaq Sheekh Xuseen Albaani, kuna wehelinayeen Wasiirka Gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye, wakiilka Wadaxaajoodka Edna Adan ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin ka socday xukuumada Jabuuti shalay.

Fariin uu bartiisa Twitter ku baahiyey Wasiirka Gaashaandhiga Md. Cabdiqani ayu uku yidhi, โ€œWaxaanu manta (shalay) u bandhignay dawladda Jabuuti qorshaha dayactirka iyo dib u dhiska Masjidka labada qiblada ee ku yaala magaalada Saylac ee gobolka Awdal ee Somaliland.โ€ Ayuu yidhi, isagoo raaciyey,

โ€œSaylac waa magaalo qadiimi ah oo u dhow Jabuuti, waxaana wadaaga bulshooyinka xuduudka ku nool ee ku nool Somaliland & Jabuuti.

 

 

Leave a Reply