Adkaysiga Caqabadaha Iyo Guusha!

0
215

Noloshu waxay qiimi ku leedahay markaad u dhabar adaygto dhibaatooyinka ku soo waajaha , hadaad noqoto qof niyad jab dhow oo guuldarada aan liqi karin ma gaadhaysid guusha.

Inta aad ku jirto jidka ku gaadhsiinaya yoolkaaga waxa ka hor imanaya caqabado kala duwan oo ah kuwo adag iyo kuwo fududba.  Adkaysiga jidkaasi ayaa ah dariiqa guusha, waa in aanad niyad jabin, murugoon, calaacalin oo aanad sii jiifin halkii aad ku dhacday laakiin waa inaad

Leave a Reply