Shirkadda Dahabshiil oo ka Hadashay siday uga Xun Yihiin Dabka Waxyeeleeyay Suuqa Wajaale

0
203

Hargeysa(Dawan)- Shirkadda Dahabshiil ayaa sheegtay inay aad uga murugoodeenka dabkii waxyeellada weyn u geystay Suuqa Wajaale.

 

Shirkadda Dahabshiil waxay sheegtay khasaaraha dabkaas ka dhashay inuu saamaynayo nolosha qoysas badan oo ku lug lahaa ganacsiga suuqaasi.

 

Waxa ay sidaas ku sheegeen war ay ugu talogaleen Saxaafadda oo u qornaa sidan:-

 

“Waxa aannu aad uga xunnahay musiibadda ๐๐š๐›๐ค๐š ๐ค๐š ๐ค๐š๐œ๐š๐ฒ suuqa magaalo ganacsiyeedka ๐“๐จ๐  ๐–๐š๐ฃ๐š๐š๐ฅ๐ž, oo ganacsato badan ku waayeen ganacsigoodii ay ku tiirsanaayeen shaqaale iyo qoysas badani. Dahabshiil Group ahaanna waxaanu sameyn doonaa ๐ฐ๐š๐ฑ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฆ๐จ ๐š๐ก oo aan awoodno, haddii ALLE idmo.

 

Waxaanu ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ciidanka naftood hurayaasha ah ee ๐๐š๐›๐๐ž๐ฆ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ฃ๐š๐š๐ฅ๐ž ee la tacaalay daminta dabka, iyo ciidamadda ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐๐ž๐๐ž๐ ๐๐ž๐ ๐š ah ee ka yimid ๐‰๐ข๐ ๐ฃ๐ข๐ ๐š, ๐†๐š๐›๐ข๐ฅ๐ž๐ฒ ๐‡๐š๐ซ๐ ๐žy๐ฌ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฆ๐š.

waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ in ay si weyn uga qayb qaataan gurmadka suuqa Wajaale.”

 

Shirkadda Dahabshiil ayaa safka hore ka gasha gurmadka ummadda Soomaaliyeed marka ay masiibaddu dhacdo.

ย 

Leave a Reply