Dadka badankoodu waa kuwo jecel waanagga iyo samaha, Waxaana ay doorbidaan in aanay qofna waxyeelo gaadhsiin , si aanay noloshooda cidhiiidhi ugu gelin.
Dadka samaanta jecel dhibaatada haysataa waa iyagoo aan jeclayn inay arkaan dad sida shaydaanka u dhaqmayay oo rebesh badan isla markaana dhibaato badan. Dadka aan wanaagga asalka u lahayn mar kasta dhibaato ayay ku hayaan bulshada wanaagga jecel.
Dumarku Waxay Ka Warwaraan, Inay Raggu Ilaawaan.
Ragguna Waxa Walbahaar Ku Riday Dumarku Sida aanay Waxba U Ilaawin.