Muhimadda Goobta Ugu Yar Yurub !

0
192

Jamhuuriyadda Malta ( Republic of Malta)  waa dawlad Yurub ah oo ku taalla badda cad (Mediterranean sea) waana dawladda ugu yar Yurub magaalo madaxda Malta waa Falita, taasi oo iyana ah magaalada ugu yar caasimadaha Yurub iyadoo balaceedu gaadhayo 0.8 Km2 .

Goobta ay ku taallo ayaa ka dhigtay  in duulamdii wakhtiyadii kala duwan ay saameeyaan sida kuwii Romanka, Muslimiinta, Spein, Farance, iyo ugu danbaystii Ingiriiska oo qabsaday sanadkii 1964.  Malta waxay xornimadeeda ka qaadatay Ingiriiska sanadkii 1974, waxaana ay ku guulaystay inay ku biirto Ururka midowga Yurub sanadkii 2004. Bulashada Malta waa Masixiiyin madhabta Katoliga aamisam.   Tirada dadka oo badanaysa iyo dhulka oo ku yar ayaa keentay in dad badan oo reer Malta ahi ay ku noolaadaan guryona ka dhigtaan Doonyaha.