Xikmadaha Maanta

0
76

Madaxweynihii Muslinka ahaa ee Hindiya Mar DR APJ Abdul Kalam. Ayaa la weydiiyay in uu sheego sida ugu fudud ee lagu qabto arrin  saxsan ama shaqo wanaagsan? Waxaana uu ku jawaabay “ Qabo waxa hooyadaa ka dhoolacadeysiinaya kuna qabo si wanaagsan oo sharaf & hawlkarnimo leh”’. Xikmadihiisa kale waxa ka mid ah kuwan hoos ku qoran:

“ Maxaynu dad ahaan u nahaya kuwo qabatimay alaabada Dalalka Debedda? Masoo jireenbaa sanadihii gumeysiga? Waxaan doonaynaa  telefeshinada ajaaniibtu sameeyan, waxaan rabnaa dharka ajnabiga uu sameeyay, waxaan rabnaa teknolojiyada ajnabiga. Muxuu yahay qabatinkani, iyadoo wax kasta la inoo soo dhoofinayo?”  Taasi dal walba oo la gumeystay ayay haysataa waxaan kaga bixi karnaa inagoo soo saarna dhallinyaro leh qiiro wadaninimo”.

“ Haddii aad guul dareysato ha is dhiibin maxaa yeelay Guuldarada micnaheedu waa ‘Isku-daygii ugu horeeyay ee barashada”
Xaqiiqada dhamaadka micnaheedu waa ‘Dadaalku weligiis ma dhinto’
“ Waa inaan xaqiiqsanaa in in ixtiraamka naf ahaaneed ay keento isku tiirsanaanta naf ahaaneed