Has Rumaysan Afkaarta Khaldan!

0
154

Mr.Nayefย waa maamule ku xigeenka shirkad Teknoolajiyadda ka shaqeysa, waxa uu maamulaa hanti aan ka yareyn Hal-bilyan oo dolar. Waxa uu si fudud horumar uga sameeyay shaqadiisa markii hore. dadku aad ayay u jeclaayeen, laakiin waxa uu dhageystay weedho maskaxdiisa aaminsan tahay oo ahyd in aanu ahayn qof wanaagsan, shaqadan aanu ahayn qof u qalma.

 

Nayef waxa uu gaadhey heer goโ€™aannadii gacansiga ahaa ee si fudud uu ku gaadhi jiray ay ku adkaadaan, kalsoonidii uu naftiisa ku qabayna ay yaraato. Fikradahani khaldan waxay burburiyaan horumarka qofka iyo kan guud labadaba.