awlad Muddo Kooban Kaga Baxday Saboolnimo!

0
72

Bishii May 10, sanadkii 1940 Naasigii Jarmalka Adolf Hitler waxa uu si fudud u jebiyay ciidmadii difaacii isbahaysiga waxaana ay qabsadeen dalalka Faransiiska, Belgim, Luxembourg iyo Holand. Ciidamadaasi oo ah kuwa lugat oo aad u xoogan. Faransiis

Waxaana ka dhashay dadka aan hoy haysan oo burburay, dhaqaale aad u liita, kaabayaasha nolosha oo ayย  u dhamaatay, waa ereyada lagu sifayn karo Faransiiska dagaalki labaad.ย  Waxaana wakhtiga qabsaday oo xukunka dalkaasi la wareegay Jarmalka.

Markii uu Jarmalka ka adkaadeen isbahaysigu ee uu xoroobay Faransiisku waxa ahaa dal sabool ah, laakiin waxa uu isku deyay inuu sameeyo dib u dhis ballaadhan iyadoo ay ku adkayd xataa inuu iska bixiyo daymaha lagu leeyahay. Labaatan sano ayuu Faransiisku ku jiray dib u dhis dhaqaale, dhisme iyo mid niyadda bulshadiisa ah. Maantana ciidanka Faransiiska waa quwadda afraad ee dunida, dhaqaalahana waxa uu ku jira 8 dal ee dhaqaale ahaan dunida ugu horeeya. Waxaana miisaaniyadda sanadkii gaadha in ka badanย  4.2 Doller, Tiriliyon. Heerkaasi aad u sareeya ee ciidanka iyo dhaqaalaha leh waxa uu ku gaadhay waa dadaal iyo isku xidhnaan.