Jasiiradda Cabsida Looga Guuray!

0
91

Hashima Island oo loo yaqaano Gunkanjima waxay 15 km u jirta badhtamaha magaalada Nagasaki, ee ku talla koonfurta Japan. Hashima ayaa ah mid laga guuray oo la cidleeyay wakhtigan. Jasiiradan ayaa ka mid ah 505ย  Jasiiradood oo ku yalla gobolka Nagasaki ee dalka Japan. Jasiiradan waxa kale oo loo yaqaan Battleship Island ( Jasiiradda Maraakiibta Dagaalka), iyadoo Maraakiibta dagaalka ay u ahayd xarun.ย  Waxayna caan ku ahayd macdanta ka dib dagaalkii.

Sanadkii 1974ย  waxay ahayd xarunta macdanta. Waxase ilaa hadda yaab noqotay Jasiiradan oo aanย  wakhtigan qofna ku noolayn oo cidla ah. Arintaasi ayaa lagu macneeyay iyagoo dadku aaminsan inay tahay goob jiman degan yihiin oo dadka lagu derdero.