Bulsho Goโ€™doon Ah Iyo Deegaan Halis Badan

0
60

Wargeyska Daily mail ee Ingriiska ayaa daabacay in jasiiradda badaweynta Hindiya ku taalla ee Sentinel ay tahay tan ugu halista badan dunida.

Wargeyska aya sheegay in kooxaha dalxiisayaasha iyo kaluumaystada ah ee jsiiradan u dhowaada ay dilaan dadka degan jasiiradan oo aan si sugan loo hayn qabiil ahaan halka ay ka soo jeedaan.

Jasiiraddan oo ku taalla badweynta Hindiya ayaa hore looga digay in dalxiisayaasha iyo kaluumaysatadu u dhowaadaan. Waxaana la sheegay in Jasiirdani dadka degani ayย  yhiin kuwo sabab a laโ€™aan iska dilaya aadami kasta oo usoo dhowaada Jasiiraddan. Waxaana looga digay in kaluumaysatada iyo doonyaha dalxiisku u dhowaadaan jasiiradan.