Xikmadaha Maanta

0
62

• Safar kasta wuxu ku bilowda hal talaabo hore lo qaaday iyadoon go’aanka la bedelin
• Maalinta aad kaalmeyso qof kale adigoon abaal ka rabin waa maalinta kuugu wanaagsan
• Aqoontu maaha wax la xifdiyo waa wixi waxtar leh ( imaam shaafici)
• Marmar qunyar ayaan socda, laakin weligay dib uma socodo ( abraham lincolin)
• Dariiqa allah loo maro waa mid dheer, waxaynu sida bakaylaha ugu soconaa si tartiib ah. Hadafku ma ahan in dhamaadka jidka la gaadhayo balse waa inaad ku dhimato adoo dariiqa haya.
• Haddi aad dhex ka noqoto cadaalada daro, waxaad la jirtaa dulmiga.