Caalamka Iyo Arrimaha Is Shabaha!

0
58
  • Markaad dhalatay waa lagugu eedaamay, mana garanaysid qofka kugu adimay, markaad dhimatana waxa lagugu tukanayaa Salaad aan Eedaan lahayn, mana taqaanid cida kugu tukanaysa, inta u dhaxaysa Eedaanka hore iyo salaadda lagu tukaday ayaad dunida joogtaโ€
  • โ€œMarkaad dhalatay maad garanayn qofka ku qabtay, markaad dhimatana mataaqanid cida iilka ku dhigaysaโ€
  • Markaad yarayd caqli badan maad lahayn, markaad daโ€™ noqotona waad asaasaqaysa
  • Dunidu waxay ku bilaabnaty Nebi Adam (cs) iyo Ibliis, waxaana ay ku dhamaanysa, Nebi Ciise (cs) iyo Dajaal Cawar.
  • โ€œReer galbeedku inagama caqli badna halkaynu isku dhaafnay ah waa iyagu waxay isgarab taagan kooda guul daraystay ilaa uu ka guulaysanayo, halka inagu keena guulaysta aynu la dagaalano ilaa inta uu guuldaraysanayo โ€œย ย  Xikmad Carbeed
  • โ€œWaalida macnaheedu waa qof samaynaya wixii uu samayn jiray isagoo u samaynaya sidii uu hore ugu samayn jiray isaga oo rajaynaya in natiijo ka duwan tiisa horeโ€
  • โ€œWaxaan necebahay qof tagaan meeshu joogay dhowr sano ka hor, dhinac kasta oo nolosha ahโ€

โ€œ Waxa fiican in qofku dunida kaga tagto wax muuqda