Xaqiiqdu Sidaa Maaha!

0
44

Dumarku waxay aad u jecl yihiin quruxda, iyagoo had iyo jeer ku faana. Sidaas darteed  Nin indho la’ ayay gabadhiisu maalin ugu faantay inay tahay gabadh aad u qurux badan, oo dadku ka daba dheceen . Indho waaweyn,  dheer , midab qurux badan leh, intaasi oo dhan uu Allah (SW) ku manaystay, oo qofka arkaa aanu ka xiiso goyn Karin.

 

Waxayna ninkeedii indhaha la’aa ku tidhi Haddii aad I arki lahayd igmaad xiiso goysan!

 

 

Ninkeediina wuxu ugu jawaabay “ Haddii arrimaha aad sheegtay  oo dhami jiraan, kuwa indhaha qabaa kumaba daayeen, mana filayo inaan anigu ku guursan lahaa “