Suuqyada Ganacisga Ee Yaabka Badan!

0
65

Magaalo ku taalla dalka shiinaha oo lagu magacaabo Siddiyani ayaa goโ€™aansatay inay ku samayso horumarin Jiriqaaga ku nool beerahooda. Ka dib markii uu dagaalka Jiriqaagu noqday mid aad loo xiiseeyo oo dhaqaale badan ka soo xeroodo.
Jiriqaaga aya qiimihusu gaadhay $ 7660, dagaalka Jiriqaagu waa mid dhaqan ahaan usoo jiray mudo fog. Waxaana sidaa loo samayn jiray iyadoo beeraha uu ku batay Jiriqaagu.
Maalqabeenada Shiinaha ayaa aad u jecel nooca Jiriuqaaga ee magaladasi ku nool oo ah mid xoog badan oo si fudud uga adkaada tartanada dagaalka jiriqaaga . Wakhtiyada Guga iyo Xagaaga magaaladan 80% gacanacsigeedu waa Jiriqaaga. Magaalada Sidiyani waa goobta ganacsiga Jiriqaaga ee ugu weyn waqooyiga Shiinaha waxaana uu gaadha qiimaha jiriqaaga qaarkood wakhtigaasi $ 15300