Xikamadaha

0
76
  • Afkaaga oo ku mashquula raashin, ayaa ka wanagsan inuu ku mashquulo kuturi kuteen, maxaa yeelay raashinku miisaanka ayuu kugu kordhinya, weedhaha aan runta ahayn denbiga ayay kugu kordhinayaan.
  • Haddii dhibic biyo ah ku dhacdo Balli, muuqeedu wuu luma, haddii ay ku dhacdo caleen Ubax ah, aad ayay u iftiinta; Dhibicdu waa isku mid; laakiin weelka ay ku dhacday ayaa isbedelka keenaya.
  • Qofka beera edaab & akhlaaq wanaagsan wuxuu gurtaa midhaha xushmada iyo jaceylka dadka u hayaan
  • Marnaba ha yareysan naftaada, haddii weynaan iyo xoog wax taraan Maroodiga ayaa ahaan lahaa Boqorka Xayawaanka!
  • Dhageeyso wanaada dadka kale sababtoo ah qofka ku waaniya waxaa laga yaabaa inuu hore u soo maray arinka uu arinka uu kaa waaninaayo ama uu ogyahay dhibka ka imaanaya.