Wanaagga Samee , Adigoo Wanaagga Raba!

0
105
  • Waa wax aad looga xumaado in dadka oo dhami u sameeyaan waxa wanaagsan, keliya iyaga oo ka baqanaya ciqaabka, ama abaal-marinna doonaya. (Dadku waa in ay wanaagga sameeyaan iyaga oo doonaya in ay dad wanaagsan noqdaan, isla markaana doonaya in ay ku dhaqmaan amarrada iyo tilmaamaha Allah (sw) , jacaylkiisa awgiina falkan u samaynayaโ€

 

  • Pablo Picasso oo ahaa Farshaxan iyo Hal-Abuur caalamiya oo u dhashay Isbayn oo noolaa intii u dhexeysay 1881kii – 1973kii, ayaa la weydiiyey waxa ay ku kala duwan yihiin isaga iyo dadka aan la aragtida ahayn, waxaana uu yidhi : โ€œ Dadku waxa ay arkaan, Waxa hadda socda, markaasay is weydiiyaan sababtaโ€ฆโ€ Aniguna waxaan arkaa, waxa dhici kari lahaa markaasaan is weydiiyaa sababta ay u dhici waayeenโ€