- Badbaadada qofku waxay ku jirtaa ilaalinta carrabkiisa.
- Xiddiguhu ma dhalaalayaan haddaanu cirku mugdi ahayn.
- Danaysigu maaha in qofku sida uu doono u noolaado, balse waa in dadka kale u noolaadaan siduu isagu rabo.
- Gudcurka wax walba waa mugdi
- Waxa ugu xun ee qofka ku dhaca waa inuu noolaado rajo laโaan.
- Nabad laguma helo dagaal, balse waxa lagu gaadhaa isfaham.
- Haddii cadaalad dhulka laga waayo, jiritaanka aadamigu wax qiimo ah ma yeelanayo.
- Midnimo ayaa ka fiican kelinimada xun.
- Jahligu waa geeri, aqoontuna waa nolol.
- Ninka aan akhlaaq lahayn waa bahal arlada lagu sii daayay
- Akhlaaqda qofku waxa ay soo baxdaa wakhtiyada cidhiidhiga.
- Hadaad kun jeer maydho dhuxusha ma cdaanayso, sidaas ayaynay qalbiyada dadka qaarkood u caddaan hadada wax kasta samayso.