Belaayada Iyo Xumaanta Lama Saadsado!

0
46

Kurt Cobain oo u dhashay dalka Maraykanka wuxu ahaa qoraa iyo heesaa caan ah. Waxa uu samayn jiray oo uu qori jiray heesaha murugada ah.ย  Taageerayaashi iyo saaxiibadi ayaa u soo diri jiray waraaqo amaan ah , heesihiisa.

Laakiin markii danbe isaga laftiisa ayuu ku dhacay si rasmi ah xanuunka murugada iyo werwerka, isagoo caan ah oo dhaqaalihiisu aad uย  sareeyo. Waxaana la geeyay xarun lagu daweeyo dadka xanuunada werwerka maskaxda ka cabanaya.

Marka xarunta laga fasaxay ee ay cadaysay in uu fiican yahay ayuu safar ku tegay magaalada Seattle ee dalka Faransiiska. Waxaana dadka yaab ku noqotay markii 5 April sanadkii 1994kii la sheegay inuu Kurt Cobain is dilay oo si iskiisa ah nafta isaga jaray isagoo 27 sano jir ahaa wakhigaasi.

Waxana la cadeeyay in heesihii murugada uu ku meteli jiray ee uu samayn jiray ay samayn wayn ku yeesheen noloshiisa isla markaana nacasiiyeen.ย  Weliga weedhaha xun iyo sheekooyinka murugada shaqo haka dhigan.