Xikmadda

0
43

Dawada cadhadu waa aamusnaanta.

Tiirka maskaxdu Waa Aqoonta.

Hooyada ayaa abuurta Qaranka

Qofka damaciisa raaca wuu lumaa

Qofka wax yar ku qanacsan , ayaa waxa badan soo jiita

Ha ka fikirin waxa ku dhaafay, si aanay kaaga lumin waxa aad haysato ( ku hadhay).

Haddii xumaantu badato, farxadduna way yaraataa.

Damiirka saafiga ahi waa barkimada ugu wanaagsan ee nasashada.

Daruurhu waa ballanka, ficilkuna waa roobka

Dadka caqli badan ayaa dadka u cudur daara.

Inaad shamac yar shidato ayaa ka fiican inaad Mugdi habaarto