Xikmadaha Maanta

0
73
  • Haddii aynu koox fiican nahay oo hadaf leenahay, garnayno waxaan qabanayno midkeena waa uu ka waxqabad badnaan karaa 10 qof oo aan hadaf lahayn.
  • Tartamahaaga ka baro cashar laakiin ha marin ku dayashadiisa.
  • Qofka ka fogaada cabashada iyo calaacalka, farxaduna way usoo dhowaata.
  • Way adag tahay in la samro laakiin in la lumiyo abaalmarinta samirka ayaa ka xun.
  • Dhibaatooyinka noloshu waxay ku barayaan inaad ogaato awoodaada qarsoon.
  • Haddii aad cashar ka barato guuldarada hore guushaadu way dhowdahay.
  • Si aad hadafkaaga ugu guuleysato waa inaad leedahay naf hurid iyo maskax ku jihaysan.

Doqonka wuu noqon karaa qofย  maskax badan hadii uu fahmo inuu doqon yahay, laakiin kan maskaxda badani wuxu isu bedeli karaa doqon hadii uu rumaysto inuu maskax badan yahay