Farxadda Qoslka Qisaska Xiisaha leh!

0
84

Nin xikmad badan ayaa saaxiibadii uga sheekeeyay qiso xiiso leh, markii uu dhameeyaya ayay dhamaantood wada qosleen. Haddana isla sheekadii ayuu mar kale ku celiyay, markii uu dhameeyay tiro badhkeed ah ayaa qososhahay. Haddana mar kale ayuu bilaabay sheekaddii oo uu dhameeyay qofna wuu qosli waayay.

Markii ay qosli waayeen ayuu ku yidhi :โ€ Maxaad qosolkii u joojiseen iyadoo isla sheekadii aad kjuu qososheen aan idiinka sheekeyay ? โ€ย  Markaasi ayay ugu jawaabeen : โ€œ waa qiso isku mid ah โ€œ. Ninkii xakiimka ahaa ayaa ku yidhi โ€œ hadddii aydaan faraxadda joogtaynayn qisaska isku mid ah, maxaad murugada u joogtaysaan arrimaha isku mid ahโ€?