XIKMADAHA

0
92
  • Qof kasta oo Aamusani muu awoodi waayin inuu jawaabo.
  • Waxaa jira qof aamusan, si aanu hadalkiisu u dhaawicin qof kale.
  • Waxaa jira qof aamusan, waayo haduu hadlo wuxuu ogyahay in xanuunku uu kusii siyaadayo
  • Waxaa kaloo jira mid aamusan oo og in aanu hadalku waxba faaโ€™idaynayn haduu hadlo.(Arinkuna sii xumaanyo)
  • Waxaa kaloo jira mid Aamusa marka uu cadhoodo si aanu u lumin dadka qiimaha ku leh agtiisa.
  • Aamuska ugu qiimaha badani waa ka aad samayso adigoo ilaalinaya edebta iyo sharafta naftaada

(Gabriel Garcรญa Mรกrquez )