Sirta Guushu Waa Goโaanka Saxda Ah!
- Dhamaan Shimbiruhu waxay raadsadaan hoy ay ka galaan marka roobku da’ayo laakiin gorgorka daruuruaha ayuu kor mara si uu uga fogaado roobka.
- Dhibaatadu way badan tahay laakiin hab-dhaqanka ayaa isbedel sameeya.
Marka rajooyinkaaga, riyooyinkaaga & hadafkaaguba ay baaba’ aan, ka raadi qashin qubka waxaa laga yaabaa inaad ka hesho fursad dahabi ah oo ku qarsoonayd xashiishkaasi. - Si loogu guuleysto dhammaan hadafyada waxaa asal u ah in la helo hogaamiyeyaal hal abuur leh.
- Hogaamin hal-abuur leh micnaheedu waxay tahay in la isticmaalo aragtida dheer si loo bedelo doorkii qadiimiga ahaa ee amar bixinta laguna bedelo wada tashi iyo wada shaqeyn.
- Mar su’aal laga weydiiyay waa maxay sirta guusha; Abul Kalam Ghulamย oo ahaa madaxweyinhii Muslinka ah ee India ?waxa uu ku jawaabay ‘ waa Go’aano saxsan’.
- Sidee loo sameeyaa go’aano saxsan? ‘Khibrada ayaa samaysa’
- Sidee ayaa khibrad lagu helaa ? ‘Go’aanada qaldan ayaa laga helaa’.
- Macalinkaaga ugu wanaagsan waa qaladkaaga kugu dambeeyay.
Xikmadaha : Abul Kalam Ghulam