Xadiiska Maanta.

0
71

Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: “ Waxaad dabageli doontaan dhaqamada dadkii idinka horeeyey taako taako iyo dhudhun xataa haday god abeeso galaan waad ka daba galeysaan”.

Asxaabta Rasuulka (Rc) ayaa ku yidhi “ Rasuulkii Allow ma Yahuud iyo Nasaara kuwa aan daba galeyno?. Markaasi Ayuu Rasuulka (scw) yidhi: “ Hadaa ayo kale ? “ Waa in aan iska ilaalina inaan dhaqankeena iyo akhlaaqdeena wanaagsan ee Islaamka ah ku bedelo inagoo ku daynayna dhaqamo shishiiye oo diinteena ka hor imanaya.