- Kuwo murugaysani maaha inay wax kasta inay waayeen , laakiin waxay la muurugoonayaan wax ka maqan oo ay tebeyaan.
- Si aad guul ugu gaadho fikirkaaga iyo ficilkaaga raaci talo saarashada Allah (sw).
- Haka werwerin waxay dadku kugu sheegayaan waayo waxaad tahay Aadame gef badan.
- Waxa badan haku mashquulin fikirka arin dhib kugu haya, laakiin Allah (sw) weydiiso dhenbi dhaaf, maxaa yeelay denbi dhaafku wuxu furaa albaabo aanu fikirku furin.
- Ma jiraan dad ka cabanaya maskaxadooda , laakiin ogow maskaxda ayaa ka horaysa jidhka iyo wax kasta.
- Ma jeclid in qaladkaaga canaan ka soo gaadho, ama laguu saxo sida ugu adag. Adiguna iska jir arinkaasi, si degan u sax saaxiibada khaladkooda.
- Qofka yidhaahda โ Aduunyadan jeclaanaya, Allaha si dhab ah ayaan u jeclaanaya, been ayuu sheegayaaโ Imaamu Shaafi.