Xikmadaha Maanta

0
81
  • Adhigu weligooda waxay ku nool yihiin cabsi ay ka qabaan Waraabaha laakiin aakhirka waxa qasha oo sabab u noqda kan ilaaliya ee waraabaha ka ceshada.
  • Xikmad; Awood uma lihid inaad bedesho muuqaalkaaga si aad u noqoto kan dadka ugu quruxda badan laakiin waxaad awood u leedahay inaad bedesho dhaqankaaga si aad u noqoto kan dadka ugu akhlaaqda wanaagsan

Xikmad:ย  Shimbiruhu waxay cunaan qudhaanjada, laakiin markay dhintaan qudhaanjada ayaa cunta, sidaasi ayay duruufaha aduunyadu isu bedelaan