Xikmadaha Maanta!

0
53
  • Haku Farxin dhibaato ku dhacday qayrkaa, waayo ma ogid adagaba maalmuhu waxa ay ku qarinayaan.
  • Dadku waxay inta badan iloobaan inay kuu mahadnaqaan markaad wanaag u samayso, laakiin marnaba ma iloobaan inay ku eedeeyaan haddii aad hal qalad ku samayso.
  • Aargoosiga ugu wanaagsanwaa inaad cafido, ilowdo, hore u socoto, kuna dadaasho inaad guulaysato.
  • Dadka qaarkii ma rabaan inay runta maqlaan sababtoo ah ma doonayaan in dhalanteedkooda la burburiyo
  • Wanaagu waxba ma aha hadaan ficil la socon, Aaminaadu waxba ma ah hadaanay caddayni la socon, Raaligelintu waxba ma aha haddii aan isbedel jirin.
  • Qofka u dambeeya ee maskaxdaada ku jira markaad seexanayso habeenki waa sababta farxadaada ama xanuunkaaga