Khiyaamada Ragga Iyo Qoyska!

0
59

Aamin xumida iyo khiyaamadu waa arrin aan banaanayn magac kasta haloo bixiyee. Waanaย  mid ka dhacda basharka guud ahaan, raga iyo dumarkaba. Laakiin sida ragu ku doodaan hogaanka khiyaamada waxa haya dumarka. Waana mawduuc muran badani ku jiro iyadoo dumarkuna dhinacooda ay eedda saaraan ragga .

Faylasufkii Sokheret oo gabadhiisu aad ugu xumayd ayaa yidhi โ€œ Marka gabadhu ku khiyaamayso, ayay haddana baroorataโ€ . Odhaahdaasi ayay rag badani tusaale ka dhigtaan iyagoo ku doodaya in heerkaasi aanu raggu gaadhin. Falsafad kale ayaa iyana tidhaa โ€œ Khiyaamadu waaba damac ay leeyihiin Dumarkuโ€ .ย  laakiin waxa la isku raacay in qofku rag iyo dumar mid kastaaba uu samayn karo arriimo yaab leh iyo khiyamoyin marka uu waajahayo arrin halis ah ama uu qaadanayo goโ€™aamo adag.

Waxaana jirta xikmad tidhaa:โ€ dumarka dhamaantood u tixgeli sida hooyadaa oo kale, laakiin ha u aaminin sida hooyada