Dareenka Caruurta Ee Nolosha Qoyska!

0
33

Wiil yar ayaa Aabihii oo aan ka adkayn daryeelkooda su’aashan weydiiyay: “ Aabo horta ninku waa kuma?“

Aabihii ayaa ugu jawaabay: “ Waa qofka qaata ee fuliya masuuliyadda qoyskiisa iyo kan  gurigiisa oo welib daryeelkoodana ilaaliya”.

Wiilkii yaraa ayaa haddana ku yidhi Aabihii :” Anigu waxaan rajaynayaa inaan noqdo nin la mid sida hooyo oo kale mustaqbalka, waayo hooyo way na daryeeshaa”.

Sidaas ayay caruurtu u dareemaysaa marka masuuliyadda uu lumiyo aabuhu oo ay u jeclanaayaan inay ku daydaan labada waalid kolba kan hawsha badankeeda haya ee daryeelkooda la  socda