Xikmada Maanta

0
31
  • Ha la saaxiibin dadka ceebaha dadka baadhbaadha.
  • Guushu waa arrin si adaga lagu gaadho
  • Samir, xikmad iyo cadaalad samee adiga oo awood leh, iska saamax oo cafi dadka adigoo aarsan kara.
  • Kuwa fashilma waxa sabab u ah waxay ka baqaan tijaabada.
  • Ma jiro qof sabool ku noqday sadqad uu bixiyay.
  • Odhaahda xumi waxay ka soo baxdaa caqliga xun
  • Aduunyadu waa dugsi, maamulaheeduna waa wakhtiga, maclinkeeduna waa Qadarka ardayduna waa dadka.

Weliga xasadka iska jir, maxaa yeelay inaad bakhtiiso shamaca qof kale , iftiin u kordhin mayso shamacaaga